(Sawiro) Shir Kambala uga socda dowlada federaalka & dowlad goboleedyada dalka

Shirka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda dowlad goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabo gabeeyo magaalada Kampala ee dalka Uganda. Shirkan horumarinta Maaliyadda dalka oo shalay Kampala uga furamay Wasiirada Maaliyadda dowlad gobaleedyada, maamulka Gobalka Banaadir iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa diiradda lagu saaray mideynta sharuucda hagta dhaqaalaha dalka. “Kampala waxaa … Continue reading (Sawiro) Shir Kambala uga socda dowlada federaalka & dowlad goboleedyada dalka